Dhammaan Tacsidii ilaahay ha u naxariistee MARXUUM MAXAMED BURAALE ISMACIIL
Posted to the web on Dec 07
Posted to the web on Dec 05 Inaalilaahi waa inaa ilaahiraajucuun
Hadaanu nahay dhamaan Jaaliyada Somaaliyeed ee Newzealand waxaanu tacsi u diranaa gaar ahaan qoskii iyo ehaldii Marxuum Maxamed Buraale Ismail waaxnu ilaahay ka baryanaa inuu samir iyo imaan inaga siiyo isagana u naxariisto.
waxaan marlabaad u tacsiyaynanaa dhamaan umada soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Buraale Ismail
1- Ismail Diriye Gamadiid iyo xaaskiisa
2- Abdi Ismail Boss iyo Xaaskiisa
3- Maxamuud Maxmed Jamac Iyo Xaaskiisa
4- Siciid Cadiyare Iyo Xaaskiis
5 Abdiraxman Aadan Cali iyo Xaaskiisa
6- Maxamed Xaaji Cali Bare iyo Xaaskiisa
7- Caydiid Cabdule Bayle iyo Xaaskiisa
8- Yusuf Xaashi Xirsi iyo Xaaskiisa
9- -Yusuf Ismail Yusuf iyo Xaaskiisa
10- Daahir Cali Farx
11- Axmed Shaqlane iyo Xaaskiisa
12- Maxamuud Xaaji Hiirad iyo Xaaskiisa
13- Cabdirax Abokor iyo Xaaskiisa
14-Cumar Cabdisamad Cali Dhuux iyo Xaaskiisa
15- Mahdi Maxamed Xandule (kornayl) iyo Xaaskiisa
16 Aadan Ibrahim Diiriye iyo Xaaskiisa
17 Casayr Cabdilaahi Cali Cawke
18- Cabdinaasir Caydiid iyo Xaaskiisa
19- Maxamed Khaliif Candi(Cagafaras)
20- Cabdi Jamac good iyo Xaaskiisa
21 Mubaarik Cabdilaahi xasan iyo Xaaskiisa
22-Axmed Ibrahim Dhuxul iyo Xaaskiisa
23 Xaaji Cumar Diiriye iyo Xaaskiisa
24- Xaaji Cabdisatar Cumar diiriye iyo Xaaskiisa
25 Baashe Cumar diiriye iyo Xaaskiisa
26- Cabdiaziz Cali Weris iyo Xaaskiisa
27-Cali Cabsiiye iyo Xaaskiisa
28- Khadar dheeldheel iyo Xaaskiisa
29 Cabdi Xasan farax iyo Xaaskiisa
30 Maxamuud Maxamed Aadan
31 Yaasiin Macalin Wareer
32 Sugal Macalin wareera
33-Aadan Axmed Muuse Tulud Iyo Xaaskiisa
34 Ciise Xasan Shir
35 Maxamed Maxamuud Jamac
36 Xaashi Maxamed Xasan
Waxaa na soo gadhsiya liska Tacsida Abdi Boss
17.Tacsi; Inaa lilaahi waa inaa ileehi tajicuun
Posted to the web on Dec 04 waan idin salamayaa dhaan dhalinyarad war baahinta holhol.net
waxan jeclahay inaad iga gudbisaan tacsidan oo an u darayo dhamaan
eheliyadii uu ka geeriyooday marxuum maxamed buraale ismaaciil, waxaana
tacsidan u diraya dhamaan haladaa reer bulaale cali cali meelkasta oo ay
jogaan
16.Tacsi, inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
Posted to the web on Dec 04 assalamu calaykum
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
ina lilaahi maa akhada walahuu maa acdaa wakulu shayin bi ajalin musamaa fal tasbir
wal taxtasib
waxaan halkan uga tacsiyadaynaynaa anagoo ka ala ah
maxamed salaad mohamed xaaskiisa caruurtiisa
hooyo xaali yuusuf ibraahim dhawdhawle
khadar salaad mohamed
c/risaaq salaad mohamed
nimco salaad mohamed
c/fataax salaad mohamed
rooda salaad mohamed
amran salaad mohamed
sharmaarke salaad mohamed
maxamuud salaad mohamed
eheladii uu ka geeriyooday oday maxamed buraale ismaaciil oo shalay ku geeriyooday
magaalada hargaysa waxaana ale subxaanahuu watacaalaa uga baryaynaa inuu samir
iyo iimaan kasiiyo ehelkiisa isagana naxariistiisa ka waraabiyo qabrigana u
waasiciyo una nuuriyo ugana dhigo beer beeraha janada ka mid ah aakhirana janatal
firdowsa geeyo ...aamiin aamiin aamiin
15.Dhamaan Reer Saleebaan Dafle waxay halkan Tacsi uga dirayaan Qowskii iyo Qaraabadii uu ka tagay MARXUUM MAXAMED BURAALE ISMAACIIL { TACSI TIIRAANYO LEH}
Posted to the web on Dec 04
S
Waxaan halkan uga tacsiyaynaynaa qowska iy qaraabadii uu ka tagay ilaahay ha u naxariistee MARXUUM MAXAMED BURAALE ISMACIIL oo ku geeryooda kowdii bishan magaalada hargaysa
haddab waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraya
AHMAED SULEIMAN DAFLE
ABDIRAHIM SULEIMAN DAFLE
MOHAMUD SULEIMAN DAFLE
MOHAMED SULEIMAN DAFLE
iyo dhamaan reer Suleiman dafle
waxaanu TACSI u diraynaa qoyskii, eheladii, asxaabtii geerida ku timi marxuun MOHAMED BURALE ISMACIL, WAXAANU ILAAHAY UGA BARYAYNAA INUU JANADII GEEYO INAGANA SAMIR IYO IIMAAN INAGA SIIYO.
aamiin AAMIIN aamiin
14. Geerid naxdin leh Inaa Lilaahu Waa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Posted to the web on Dec 03 Inaa lilaahu waa inaa ilahi raajucuun
waxaan dhamaan tolka uga tacsiyaynayaa geerida marxuum Maxamed Buraale Ismail waxaana leenahay ilahay samir iyo iman haynaga siiyo isagana naxariistii jano ilahay haka waraabiyo
waxaa kale oo aan fariinka kasoo gudbinayaa dadbadan oo halkan nala jooga oo tolka uga tacsiyaynaya geerida naxdinta leh gaar ahaan qoyska iyo guud ahaan umada soomaaliyeed oo dhan.
waxaana kamid ah dadkaas
Ismail Dirie Gamadiid
Maxamuud Maxamed Jamac
Cabdiraxman Aadan Cali
Caydiid Cabdule Bayle
Siciid Cabdiyare
Maxamed Xaaji Cali Bare
Cali cabsiyee
Yusuf Xirsi
Cali Cabdi Ismail
iyo dadbadan oo aan halkan kusoo koobi karn ioo soomaali ah
waxaan marlabaad uga tacsiyaynanaa tolka iyo umada somaliyeedba geerida naxdinta leh
13.Tacsi; ILaahay Haw naxriisto Maxmed Buraale Ismaaciil innaa lilaahi wa inna
Posted to the web on Dec 03
S Washington; 03 Dec 06
Innaa lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaahumaa Ajurnaa Fii Musiibatinaa, Wakhlif Lanaa Khayran Minhaa".
"Allaahuma Aqfir Lahu Warxamhu, Wacaafihi,Wacfu Canhu, Wakrim Nusuluhu,Wawasic Mudkhalahu,Waqsilhu Bilmaa'i wathalji Walbaradi, Wanaqihi Minalkhadaayaa kamaa Naqayta Athowbal- Abyada Minal Danasi, Wabdilhu Daaran Khayran Min Daarihi,Wa Ahlan Khayran Min Ahlihi,Wasowjan Khayran Min Sawjihi,Wa Adkhilhul-Jannata,Wa Acidhu Min Cadaabil-Qabri"
" Allaahuma Inna (Maxamed Buraale Ismaaxiil) ...Fii Dimmatika, Waxabli Jiwaarika, faqihi Min Fidnatil-Qabri Wacadaabi Naar,Wa Anta Ahlul-Wafaa'i Walxaqi,.Faqfirlahu Warxamhu Innaka Antal-Qafuuru Raxiimu".
A A MM I I N.
Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan xubnaha qoyska reer Bile Dhuxul meelaanu kala joognaba waxaanu doonaynaa inaanu halkaan uga tacsiyadayno dhamaan xubnaha qoyskii uu ka baxay Marxuum "Maxamed Ismaaciil Ismaaciil", waxaanu kaloo tacsidaas mid la mida iyana jecelahay inaanu usoo diro dhamaan shacabka dhulbahante ee geesigii qaaliga ahaa ka geeriyoodey, waxaanu leenahay Allaah waxaanu uwaydiinaynaa axad saalixa ayuu ahaaye inuu isagana ka raali noqdo, denbigiisana dhaafo, hoygiisa daa'imka ahna ka dhigo Jannatul-Fardowsul Aclaa Insha Allaah..waxaan ka marag nahay inuu axad SAALIXA ahaa .
Allow isagana u naxariiso, anagana hana fidnayn gadaashii...aamiin.
Jaamac Bile Dhuxul
Seattle, Washington-USA
12.Tacsi;Inaa Lilaahu Waa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Posted to the web on Dec 03 Waxaan halka tacsi uga dirayaa dhamaan qoyskii iyo eheladdii uu ka geeriyoodey Alle ha u naxariistee marxuum Mohamed Buraale Ismaaciil. Waxaan Ilaahay marxuumka uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dhamaanteena samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin, Aamiin, Aamiin
Ahmed Cabdi Warsame Xirsi
11.Tacsi,Waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyska reer Buraale Ismail geeridii ku timi Mahamed Buraale ismail.
Posted to the web on Dec 03
S Waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoyska reer Buraale Ismail geeridii ku timi Mahamed Buraale ismail.Ale ha unaxariistee wuxuu ahaa Mahamed buraale shaqsi taariikhdu xusi doonto inbadana dhex fadhiyi doona qalbiyo badan kolayanigu aan kamid ahay mananoqondoono nin si sahlan loo ilaawidoono.Ale ha unaxariistew marxunkeu wuxuu xilal kala duwan kasoo qabtay dawladihiii soomalaiyeed iyo xiligii ka horaysayba ee uu gumaystuhu dalka joogay wuxuu noqday sanadihii todobaatanadii wasiirkii shaqada iyo arimaha bulashada wuxuu kale oo noqday wasiirkii gaadiidka iyo dhulka isla sanadahaa.
Mahamed buraale wuxuu caan ku ahaa eexla aan iyo ilaah aqoonimo wuxuu ahaa shaqsiyaadka ugu cadaalisanaa ee soomali soomaray wuxuu ahaa nin diinta waxbadan ka og ayna u dheertahay aqoonta maadiga ah.intii burburku dhacay marxuunku wuxuu u guntaday inuu dadkiisa u shaqeeyo wuxuu u gadoomay inuu arimaha bulshada wax ka qabto.Wuxuu ahaa shaqsiga kaliya oo nin waliba isu sootaagi karo kuna kalsoonyahay.waxaan hadii ale idmo jeclahay wixii haya taariikhdii marxuunka inay ila soo xidhiidhaan
ilaahay waxaan uga baryayaa marxuunka in ilaahay albaabada janada u furo aamiin aamiin
Farah Dalab Sugale UK
10. Garaadka Ugu Xil hanta weyn Isimaada Soomaaliyeed Oo Tacsii u dirayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelkii iyo qaraabadii Asxaabtii uu ka tagay Marxuun Maxamed Buraale Ismaciil,
Posted to the web on Dec 03
S Nayroobi; 03 Dec 06
Anigoo ku hadlaya magaac dhammaan Garaadad, Isimaada Soomaaliyeed malay jooganba
Waxa aan tacsi halkan uga dirayaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelkii, qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka tagay Marxuun Maxamed Buraale Ismaciil, oo Shalayto ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Marxuumku Maxamed Buraale waxa oo ka mid ahaa dadkii aad ka u yar ee ay Soomaalidu laheed ee islaa marka ka soo jeeda Goboladan Sool,Sanag iyo Howd oo ay ka mid ahayin Proff ama Shiikh Ismaaciil Tiiliifoon,Proff Abyan Iyo Proff Yusuf.
Waxaana lagu tilmaamikara qorax ka dhacay gebi ahaanba shacabka soomaaliyeed. Si gaar ahan looga darimayo Magaalooyinka Laascaanood, Buuhoodle iyo Ceerigabo.
Waxaa sharafweyn ii ah in aan marxuumkaa aan la shaqeeyay amaba aqaanay wakhtii dheer, waxa uu ahaa nin naftiisa iyo maskaxdiisaba u huray sidii uu wax ugu qaban lahaa ummadiisa, waxaana aan lee yahay ilaahay ha inaga wada siiyo samir iyo iimaan.
Tacsidaasi waxa uu Garaadku gaar ugu dirayaa qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday marxuumku, waxana uu marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, dhammaanteena samir iyo iimaan ilaahay inaga siiyo. Aamiin Aamiin
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Garaad Ismaaciil Ducaale
9.Innaa lillaahi waa innaa ileehi Raajicuun.
Posted to the web on Dec 03
S Graad Jaamac Garaad Cali iyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada New Englang waxay tacsi u dirayaan dhammaan qoyska, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba geeridii ku timi alla ha u naxariistee marxuum MAXAMED BURAALE ISMAACIIL oo maalintii jimcaha ku geeriyooday magaalada Hargaysa. Marxuum Maxamed Buraale Ismaaciil wuxuu ahaa nin taariikhda ummadda Soomaaliyeed baal dahab ah kaga jiray kuna can ahaa diin jacayl, caddaalad,hawlkarnimo, waddaninimo, deeqsinimo, dulqaad iyo akhlaaq wanaag. Marxuumku Waxa uu door wayn ka soo ciyaaray halgankii gobonimo doonka ahaa ee dalka lagaga xoreeyay gumaystayaashii Ingiriiska iyo talyaaniga, wuxuu kaloo jagooyin sarsare ka soo qabtay dawladihii xukunka u kala danbeeay ee soomaray Soomaaliya laga soo bilaabo 1960kii illaa 1991. Marxuumku wuxuu soo qabtay jagooyin farabadan oo kala duwan sida: wasiir, guddoomiye ku xigeenka golihii shacabke ee ugu danbeeyay dawladdii soomaaliyeed ee burburtay, agaasime guud, guddoomiye gobol iyo jagooyin farabadan oo kale.
Si gaar ah waxaa tacsi ugu diraya marxuumka Garadka Guud ee Beesha dhulbahante Graad Jaamac Garaad Cali Graad Jaamac.
Waxaanu ilaahay uga baryayaa in ilaahay marxuumkaas uu jannadii ka waraabiyo qoyskii iyo ehelkii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo.
1. Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
2. Siraad xuseen baqow
3. Maxamuud cismaan cawed
4. Axmed (axmed garaash)
5. Ibraahim xaaji xaashi
6. Maxamed faarax dhuuhe
7. Xuseen aadan faarax
8. Yaxye xasan wiido
9. Ridwaan maxamed aaden
10. Yuusuf xaaji faarax
11. Xuseen maxamed x.cali
12. Faarax cali koosafaare
13. Kaariye aadan kooreeye
14. Axmed xasan guuleed (jacfar)
15. C/maalik maxamed aadan
16. C/raxmaan caydiid ibraahim iyo xaaskiisa
17. khadra maxamed cali shire
18. maxamed xasan xuseen
19. yuusuf cali xaad
20. c/rashiid faarax gaafaadhe
21. maxamed cabdi Jaamac bile (jiif)
22. maxamed c/laahi maxamuud kooreeye
23. Mustafa cali koosa-faare
AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
8.Geerid naxdin leh Inaa Lilaahu Waa Inaa Ilayhi Raajicuun.
Posted to the web on Dec 03
S 03. Dec 06
Waxaan Dorad ku geeriyooday Magaalada Hargaysa Ilaahay ha u naxariistii Halyaygii Soomaaliyeed Marxuun MAXAMED BURAALE ISMAACIIL
Anigoo ku hadlay magaaca dhammaan Reer Ducaale Casayr meel ay kala jooganba waxaanu halkan Tacsi uga dirayna dhamaan ummada Soomaaliyad meelay joooganba garahana dhamaan dadka ku nool Gobolada Sool, Sanag iyo Hawd iyo dhamaan Reer Buraale Ismaaciil meel ayaa jooganba, geerida naxdinta leh ee ku timi.
Waxaana marxuum MAXAMED BURAALE ISMAACIIL waxaana marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu u naxariisto,Janatal fardoosana ka waraabiyo. Eheladii iyo Qaraabadii samir iyo iiman ka siiyo Ilaahay. Amiin Amiin Eebow Amiin Eebow.
1. Oday Cabdiraxmaan Ducaale Casayr
2. " " Xuseen Ducaale Casayr
3. Col; Daahir Ducaale Casayr
4. Eng, Salad Ducaale Casayr
5. Aburbakar Ibrahim """" """"
6. Proff; Hanad Liibaan """"" """""
7. Aqoonyahan Xuseen C/lahi " """"""
8. Eng; Xamze Xuseen Ducaale """"""
9. Axmed """ """""" """"
10. Mahdi """"""" """""" """""
11. Saleeban Salad """"" """"""
12. Salad Salad """""" """"
13. Cabdirashid C/lahi """"" """""
14. Ibarahi Abubakar Ibrahim """ """
15. Cabdiwali Xuseen C/ahi """" """
Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu u naxariisto,Janatal fardoosana ka waraabiyo. Eheladii iyo Qaraabadii samir iyo iiman ka siiyo Ilaahay. Amiin Amiin Eebow Amiin Eebow.
Xuseen C/lahi Ducaale Casayr
7.Waxaan anigoo ku hadlaya magaca dhammaan reer Cabdillahi shuuriye meel ay kala
Posted to the web on Dec 03 03 Dec 06
ACWW:
Waxaan anigoo ku hadlaya magaca dhammaan reer Cabdillahi shuuriye meel ay kala
jooganba halkan tacsi uga diraynaa qoyskii, qarabadii iyo ummadda soomaaliyeed oo
dhan geeridii ku timid Marxuum Maxamed Buraale Ismaaciil. Marxuumka ilaahay
jannadii ha kawaraabsho inagana samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Kaalintaa uu
baneeyana ruux inoo buuxiya allah ha inoogu bedelo.
Adam A. Shuriye
6. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajuun Waxaan Halkaan Tacsi Ugu Diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna Halyaygii Soomaaliyeed Marxuun MAXAMED BURAALE ISMAACIIL ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiye, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna ilaahay samir iyo IImaan ha ka siiyo.
Posted to the web on Dec 02
S Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajuun Waxaan Halkaan Tacsi Ugu Diraynaa ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna Halyaygii Soomaaliyeed Marxuun MAXAMED BURAALE ISMAACIIL ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiye, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna ilaahay samir iyo IImaan ha ka siiyo.
Oo shalay ku geeriyootay Dalka Soomaaliya Gaar ahaan magaalada Hargeysa
Waxaa Tacsidaan Diraya dhamaan jaaliyada UK ugu horayn waxaa halkaan Tacisa ka diraya Dadkan Hoos ku qoran
1. Cabdiraxman Ducaale Casayr
2. Yusuf Cashuur Abyan
3. Caydiid Xassan Axmed Dowdar
4. Cabdi Ismaciil Dabayare
5. Hure Maxamuud Baruud
6. Xassan Maxamed Ciise (Xasan Madoobe)
7. Cabdilahi Gass (Cabdilahi buskud)
8. Axmed Ciise Xandule
9. Proff, Khalif Faraax
10.Cali Maxamed (Cali sheeko Xariir)
11. Xuseen Hiirad Warfaa
12. Cabdicasiis Garaad Ismaciil
13. Cabdilahi Maxamuud Goole
14. Shiikh Xassan Cabdilahi Cashuur
15. Shiikh Cabdirisaaq Cabdilahi Sugule
16. Xuseen Duacale Casayr
17. Col, Daahir Ducale Casayr
18. Cabdilahi Saleeban Warsame
19. Maxamuud Caydiid Dirir
20. Cabdifatax Xassan Talyani
21. Cawiil Coolad Xaaji Hirad
22. Jamaac Garaad Ismaciil
23. Faraax Dalab Cabdilahi Sugule
24. Faysal Cabdilahi Cashuur
25. Cabdi Cawad Baruud
26. Cabdiqadir Axmed Xaaji Cumar
27. Maxamed Ibrahim Jamaac AwCali
28. Saleeban Jamaac Baruud
29. Cabdirisaq Bulaale
30. Axmed Bulaale
31. Siyaad Saleeban Warsame
32. Maxamed Axmed Cali Heybe
33. Cabdul Cagalule (Cali Heybe)
34. Siciid Xashii
35. Xamse Xuseen Ducale Casayr
36. Axmed " "" "
37. Mahdi " "" "
38. Axmed Faraax Cusman ( Axmed F Dhagan)
39. Axmed Maxamud Baruud
40. Cabdi """""" """"""
41. Faysal Maxamed Nuur
42. Shiik Cabdiraxman Maxamed Nuur
43. Abuubakar Ibrahim Ducale Casayr
44. Cabdi Adan Bulaale Cabdi
45. Cabdirashid Maxamed
46. Maxamed Cabdi
47. Yasin Xaaji Maxamud Xiir
48. Cabdi """" """"""" "
49. Qaybdiid Faraax Jamaac
50. Libaan Axmed
51. Yoonis Axmed Haariye
52. Maxamed Salaax
53. Shiin Salaax
54. Axmed Xasan Maxamed
55. adan Xasan Maxamed
56. Maxamed Jamaac Sawaxili
57. Axmed """" """"
58. Maxamud Jamaac Cabdi Bile
59. Fu'aad Xuseen Xasan Tako
60. Guray Faraax Caydiid
61. Cabdirisaq Guhaad Xasan
62. Cabdi """ """""
63. Siciid Ibrahim Adan
64. Cabdilahi Ibrahim Adan
65. Cabdi Geele
Waxaa na soo gadhsiya liska Tacsida Aqoonyahan Xuseen Cabdilahi Ducaale Casayr London Uk jidbale@hotmail.com
5. TACSI:
Posted to the web on Dec 02 tacsi: anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan reer ciise xandulle waxaan halkan tacsi uga direynaa dhamaan qoyskii uu ka geeriyoodey kuna geeriyoodey magaalada hargeysa masuul maxamed buraale ismaaciil waxaanu ehelka iyo qaraabada iyo enagoo dhanba leenahay alle ha geeyo marxuumka janadii fardowsa enaga iyo ehelk}} uu ka tegeyna ha inaga wada siiyo samir iyo iimaan:
by: c.casiis c.lahi ciise xandule istaanbuul
4.TACSI
Posted to the web on Dec 02 assalamu calaykum
inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun
ina lilaahi maa akhada walahuu maa acdaa wakulu shayin bi ajalin musamaa fal tasbir wal taxtasib
waxaan halkan uga tacsiyadaynaynaa anagoo ka ala ah
maxamed salaad mohamed xaaskiisa caruurtiisa
hooyo xaali yuusuf ibraahim dhawdhawle
khadar salaad mohamed
c/risaaq salaad mohamed
nimco salaad mohamed
c/fataax salaad mohamed
rooda salaad mohamed
amran salaad mohamed
sharmaarke salaad mohamed
maxamuud salaad mohamed
eheladii uu ka geeriyooday oday maxamed buraale ismaaciil oo shalay ku geeriyooday magaalada hargaysa waxaana ale subxaanahuu watacaalaa uga baryaynaa inuu samir iyo iimaan kasiiyo ehelkiisa isagana naxariistiisa ka waraabiyo qabrigana u waasiciyo una nuuriyo ugana dhigo beer beeraha janada ka mid ah aakhirana janatal firdowsa geeyo ...aamiin aamiin aamiin
3. TACSI; INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Posted to the web on Dec 02 02-12-06
Waxaanu uga tacsiyaynaynaa uma somaaliyeed meelkastay joogaan, gaar ahaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey alla haw naxariistee marxuum Maxamed Buraale Ismaaciil oo shay galab ku geeriyoodey magaalada hargeysa, maxamed buraale alla haw naxaristee oo ay umada somaaliyeed wada garanayaan, taariikh nololeedkiisiina dib ayaanu idinka so gudbin donaa.
waxaa tacsidan diraya bahweynta Holhol.net iyo dadka kala ah;
Abdiraxmaan mohamed nuur
Awil axmade Hiirad
Abdulqaadir axmed cumar
cabdifataax xasan cabdilaahi
cabdi geele maxamuud
maxamed axmed cumar
jaamac muuse ciise
cabdirashid axmed cumar
faysal maxamed nuur
xuseen hiirad warfaa
cabdiraisaaq maxamed geele
cabdilaahi cali seed
faarax maxamed nuur
cabdirashiid x hiirad
cabdirashid maxamed nuur
cali xuseen hiirad
cabdifataax maxamed nuur
cawil canbaabur caliseed
xuseen cabdilaahi ducaale casayr
diriye faarax cabdilaahi
axmed xuseen hiirad
baashe xuseen hiirad
iyo ehelada kale o aanan halkan magacyadoda kuso koobikarin
waxaanu dhamaantayo leenahay Illahay naxariistii jano haka waraabiyo eheladiisii iyo dhamaan umada soomaaliyeedan samir iyo iimaan haka siiyo
AAmiin AAMIIN AAMIIN
2. TACSI; Waxaa tacsida diraya Gudiga iyo Jaaliyada SSC ee UK
Posted to the web on Dec 02 02-12-06
Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajucuun
Dhammaan Jaalliyadda SSC ee UK waxay Tacsi u dirayaan Qoyska iyo Ehelka iyo Ummadda Soomaaliyeed oo dhan Geerida ku Timi Marxuum MAXAMED BURRAALE ISMAACIIL .
Waxayna Illaahay uga barayayaa innuu naxariistii Janno ka Waraabiyo ,qoyska iyo eheliisana samir iyo Iimaan ka siiyo.
Marxuumku wuxuu ka geeriyooday dhammaan Ummadda Soomaaliyeed , waxaannuna Illaahay uga barayeynaa innuu samir iyo Iimaan ka siiyo.
Tacsidan dadka dirayaa oo aan la soo koobi karin , waxaa ka mida odayadan hoos ku xusan :
Nuur Xasan Falaalug
Adan Garaad Soofe
Axmed Suleiman Sancad
Dr.Maxamed Cabdiraxmaan X Ibraahim
Dr.Xuseen Ismaaciil Guuleed
Inj.Maxamed Xaaji Xaashi
Adan Garaad Maxamed
Cabdiqaadir Axmed Cumar
Maxamuud Xasan X. Cumar
Cabdillaahi Axmed Daarood
Axmed Ducaale Darwiish
Cismaan Jaamac Gaafaadhi
Axmed Geelle Xuseen
Maxamed Warsame Boos
Maxamuud Cali Jidaal
Cabdicasiis Jaamac Hayaan
Xasan Ciise Axmed
Maxamuud Caydiid Dirir
Maxamuud Cali Jidaal
Cabdoo Faarax Mudhe
Iimaan Xaaji Xasan
Ibraahim Cali Suudi
Inj. Axmed Buraale Faarax
Maxamuud Ibraahim Xaaji
Axmed Cali Askar.
Bashiir Bowkax.
waxaa naso gaadhsiiyey xoghayaha gudiga jaaliyada ee uk MD Axmed Saleebaan(sancad)
1.Bogga Ugu soo dir Tacsida Ilaahay ha u Naxariistee Marxuun; MAXAMED BURAALE ISMAACIIL
Posted to the web on Dec 02
Waxaa makhribnimadii caawa ku geeriyooday magaalada hargaysa ee g/waqooyigalbeed gudoomiye ku xigeenkii golaha shacabka soomaaliyeed :MAXAMED BURAALE ISMAACIIL ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiye, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna ilaahay samir iyo IImaan ha ka siiyo.
Waxay marxumka ilahay uga baryayaan in uu Janadii geeyo, Aamin Aamin
HolHol.net
webmaster@holhol.net
abdirahman66@hotmail.com
abdikaamil@hotmail.co
No comments:
Post a Comment